Author: Guudcadde
Bartani waa buqcad loo yagleelay sidii ay ummadda afkan Soomaaliga fahanta uga caawin lahayn in ay yeeshaan astaamihii qof dhiirran oo dhiirrigeshan. Waana bar aan rajaynayo in ay kaalinteeda ka qaadan karto diyaarinta qof horumarsan si loo helo qaran horumarsan.